Hoyga Fikradaha, talooyinka iyo wararka ganacsiga. Somali business ideas, advice and news

Lacagta 314

7 sababood oo kaa hortaagan taajirnimada

Horta calafka waa xagiisa balse ma isweydiisay sababta dadka qaar ay waxaas oo lacag u haystaan adiguna aad ku sari la’dahay? Aduunka waxkasta waxay u baahanyihiin dadaal dheeri ah iyo waqti, halkaan waxaan ku hayaa...

black-developer 381

5-ganacsi oo aad abuuri karto adiga oo shaqeeya

Haddii aad tahay qof shaqeeya balse ku riyoonaya in aad aasaasto il-dhaqaale oo kale, waxaan halkaan kuugu soo bandhigaynaa 5-ganacsi oo aad abuuri karto waqtigaaga firaaqada. Ganacsigaan ama shaqooyinkaan waxay u baahanyihiin in aad...

ganacsade-noqo 533

Diyaar ma u tahay in aad ganacsade noqoto?

Ganacsiga dhinaca ugu wanaagsan waa xoriyadda iyo dhaqaalaha. Haddii aad ganacsade tahay go’aan qaadashada iyo mas’uuliyadaba adiga ayaa iska leh. Si kastaba ha ahaatee ganacsadenimadu waxay u baahan tahay aqoon xirfadeed iyo waxbarasho. Waxaa...

entrepreneur 101

5 arimood oo lagu gaaro horumar ganacsi

Soomaalida waxaa lagu amaanaa in ay yihiin dad ganacsiga ku wanaagsan waloow aysan inta badan lahayn waxbarasho ganacsi ama waayo aragnimo caalami ah. Ganacsade ahaan laguma dhashee waa la noqdaa, hadaba halkaan waxaan ku...

bashiir-amaan 968

Soomaali Bank Islaami ah ka aasaastay Sweden

Bashir Aman oo ah ganacsade Soomaaliyeed oo ku nool Sweden ayaa dirsaday codsigii ugu horeeyay ee lagu aasaasayo Bank Islaami ah. Bankigaan ayaa haddii la ogolaado waxa uu noqonayaa kii ugu horeeyay ee Islaami...

bilad-sweden 317

Sweden: Soomaali ku guuleysatay bilad ganacsi

Ganacsato Soomaali ah oo shirkad ku leh magaalada Gävle ee wadanka Sweden ayaa ku guuleysatay bilad ganacsi oo sanadkiiba mar laga bixiyo gobolka, iyagoo laga yaabo in ay ku guuleystaan bilada weyn ee uu...