Wararka Wararka

Sundar-Pichai 338

Agaasimaha Google oo loo magacaabay nin Hindi ah

Shirkada Google oo ka mid ah shirkadaha ugu dhaqaalaha badan aduunka ayaa shalay samaysay isbedal weyn oo xaga maamulka iyo dhismaha shirkada ah. Google ayaa sanadihii dambe noqotay shirkad hawlo badan iyagoo ka gudbay...

bashiir-amaan 1,043

Soomaali Bank Islaami ah ka aasaastay Sweden

Bashir Aman oo ah ganacsade Soomaaliyeed oo ku nool Sweden ayaa dirsaday codsigii ugu horeeyay ee lagu aasaasayo Bank Islaami ah. Bankigaan ayaa haddii la ogolaado waxa uu noqonayaa kii ugu horeeyay ee Islaami...

bilad-sweden 350

Sweden: Soomaali ku guuleysatay bilad ganacsi

Ganacsato Soomaali ah oo shirkad ku leh magaalada Gävle ee wadanka Sweden ayaa ku guuleysatay bilad ganacsi oo sanadkiiba mar laga bixiyo gobolka, iyagoo laga yaabo in ay ku guuleystaan bilada weyn ee uu...