Wararka Talooyinka

img30 797

4 hab oo lagu heli karo macmiil joogto ah

Dhib malahan baaxadda uu ganacsigu le’egyahay, macmiilka dhabta ah aad iyo aad ayuu muhiim ugu yahay ganacsiga. Waxaad ku bixisaa wakhtigaaga ganacsi macmiilka dhabta ah in ka badan 67% wakhtiga aad ku bixinaysid macmiilka...

Plan for a new business 431

Sidee loo qoraa buugga la dhaho qorshaha ganacsiga

Buugga qorshaha ganacsigu waa buug uu leeyahay ganacsi kasta waxaana lagu qoraa dhamaan waxii ku saabsan ganacsigaaga oo ku lug leh waana muhiim in ganacsigaagu uu leeyahay qorshe ganacsi waayo hadaad u baahato in...

ganacsiga-internet-ka 530

Sidee loo aasaasaa ganacsiga internet-ka?

Internet-ka waxaa dhexyaala fursado ganacsi oo aad u balaaran, iyadoo uu yaryahay qarashka kaaga baxaya aasaaska ganacsiga internet-ka isla markaana faa’iidadu ay tahay mid saraysa. Hadaba sidee ayaa u abuuran kartaa ganacsiga internetka? Inta...

brainstorming 1,119

Talooyinkaan raac si aad u hesho fikrado ganacsi

Muddo ayaad ku riyoonaysay in aad abuurato ganacsi, oo hada waxaa la joogaa xiligaa aad shaqada bilaabi lahayd? Hadaba sidee ku heli kartaa fikrad ganacsi oo faa’iido dhalin karta? Halkaan waxaan idin-kugu soo bandhinaynaa...