Wararka Fikradaha

ganacsiga-internet-ka 530

Sidee loo aasaasaa ganacsiga internet-ka?

Internet-ka waxaa dhexyaala fursado ganacsi oo aad u balaaran, iyadoo uu yaryahay qarashka kaaga baxaya aasaaska ganacsiga internet-ka isla markaana faa’iidadu ay tahay mid saraysa. Hadaba sidee ayaa u abuuran kartaa ganacsiga internetka? Inta...

foodstore 338

5 fikrado ganacsi oo aan suuq waayin

Dhaqaalaha dadka isbedal badan ayaa ku yimaada, iyadoo taasi ay saamayso waxyaabaha ay iibsadaan iyo waxyaabaha aysan iibsan marka dhaqaalahoodu uu hoos u dhaco. Taasi waxay saameyn ku yeelataa ganacsiyada qaarkood oo suuqoodu uu...

brainstorming 1,119

Talooyinkaan raac si aad u hesho fikrado ganacsi

Muddo ayaad ku riyoonaysay in aad abuurato ganacsi, oo hada waxaa la joogaa xiligaa aad shaqada bilaabi lahayd? Hadaba sidee ku heli kartaa fikrad ganacsi oo faa’iido dhalin karta? Halkaan waxaan idin-kugu soo bandhinaynaa...