Hoyga Fikradaha, talooyinka iyo wararka ganacsiga. Somali business ideas, advice and news

img30 1

4 hab oo lagu heli karo macmiil joogto ah

Dhib malahan baaxadda uu ganacsigu le’egyahay, macmiilka dhabta ah aad iyo aad ayuu muhiim ugu yahay ganacsiga. Waxaad ku bixisaa wakhtigaaga ganacsi macmiilka dhabta ah in ka badan 67% wakhtiga aad ku bixinaysid macmiilka...

Plan for a new business 18

Sidee loo qoraa buugga la dhaho qorshaha ganacsiga

Buugga qorshaha ganacsigu waa buug uu leeyahay ganacsi kasta waxaana lagu qoraa dhamaan waxii ku saabsan ganacsigaaga oo ku lug leh waana muhiim in ganacsigaagu uu leeyahay qorshe ganacsi waayo hadaad u baahato in...

c700x420 2

5 ganacsi oo aad u fudud aadna bilaabi kartid hada

shantaan fikradood waa kuwo fudud oo qof kasta oo xoogaa lacag ah haystaa bilaabi karo waana kuwo suuq fiican haysta kana jirana wadamada horumaray. 1: Kiraynta baaskiilada Kiraynta baaskiilada waa ganacsi aad iyo aad...

ganacsiga-internet-ka 9

Sidee loo aasaasaa ganacsiga internet-ka?

Internet-ka waxaa dhexyaala fursado ganacsi oo aad u balaaran, iyadoo uu yaryahay qarashka kaaga baxaya aasaaska ganacsiga internet-ka isla markaana faa’iidadu ay tahay mid saraysa. Hadaba sidee ayaa u abuuran kartaa ganacsiga internetka? Inta...

foodstore 4

5 fikrado ganacsi oo aan suuq waayin

Dhaqaalaha dadka isbedal badan ayaa ku yimaada, iyadoo taasi ay saamayso waxyaabaha ay iibsadaan iyo waxyaabaha aysan iibsan marka dhaqaalahoodu uu hoos u dhaco. Taasi waxay saameyn ku yeelataa ganacsiyada qaarkood oo suuqoodu uu...